Soomaaliya oo mamnuucday bacaha si loo ilaaliyo deegaanka iyo noolaha

Muqdisho (Dawan)- Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay go’aan lagu mamnuucayo Walxaha ka sameysan bacaha la isticmaalo halka mar laga bilaabo 30 June 2024, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka cimilada. Sida lagu caddeeyay war-saxaafadeedka, Wasaaradda ayaa wada watashiyo la sameysay rugta ganacsiga Soomaaliyeed iyo khubaro aqoon sare u leh arrimaha ilaalinta … Continue reading Soomaaliya oo mamnuucday bacaha si loo ilaaliyo deegaanka iyo noolaha