Friday, October 18, 2024

Soomaaliya oo qaaday tillaabo loogu abaal gudayo Suudaan

Muqdisho (Dawan)- Ogaysiis kasoo baxay Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in deeq waxbarasho la siinayo ardayda u dhalatay dalka Suudaan, ee ku nool gudaha Soomaaliya.

Wasaaraddu waxay tiri; ” Dowladda Suudaan waxa ay ka mid tahay dowladaha aan la ilaawi karin, ee dalkeenna iyo dadkeenna soo garab istaagay dhanka u fidinta deeqaha waxbarasho ee tacliinta sare, xilli aysan dalkeenna ka jirin dowlad Soomaaliyeed”

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here