Monday, September 16, 2024

Spain mise England: yaa qaadi doona caawa koobka qaramada Yurub?

Berlin (Dawan)- Waxaa caawa lasoo gabagabyn doona tartanka qaramada Yurub ee sannadkan lagu qabtay dalka Jarmalka, waxaana ciyaarta kama dambaysta ah isku arki doona Spain iyo England

Kulanka finaalka ah waxaa lagu ciyaari doona garoonka Olympic Stadium ee magaalada Berlin.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here