Turkiga oo $6m ku bixinaya dhismaha safaaradda Soomaaliya ee Ankara

Ankara (Dawan)- Dowladda Turkiga ayaa Soomaalya ugu deeqday dhul safaaradeed iyo dhismaheeda oo ku kacayo lacag lagu qiyaasay in ka badan 6 milyan oo doolar, sida ku caddeed heshiis loo gudbiyay Baarlamaanka Turkiga, maalintii Isniinta. Ku dhawaad dhul cabbirkiisu dhanyahay 5,000 oo mitter oo laba jibaar ah ayay Soomaaliya ka heleysaa dalka Turkiga kaas oo … Continue reading Turkiga oo $6m ku bixinaya dhismaha safaaradda Soomaaliya ee Ankara