Turkiga oo maraakiib dagaal soo raacinya markabka Soomaliya ka qodaya shidaalka

Ankara (Dawan)- Turkiga ayaa qorsheynaya inuu maraakiib ciidan usoo diro xeebaha Soomaaliya si ay u ilaaliyaan markabka ka sameynaya barista iyo qodista shidaal xeebaha Soomaaliya. Sida ku cad heshiiska ay kala saxiixdeen Turkiga iyo Soomaaliya horraantii sanadkan, Ankara waxaa loo oggolaaday inay ka ilaaliso biyaha Soomaaliya khataraha dibadda, iyo sidoo kale inay samayso baarsita iyo … Continue reading Turkiga oo maraakiib dagaal soo raacinya markabka Soomaliya ka qodaya shidaalka