Turkiga oo shaaciyay xilliga la bilaabayo shidaal baarista Soomaaliya

Ankara (Dawan)- Turkiga ayaa xeebaha Soomaaliya u soo diri doona dabayaaqada sanadkan markab qaabilsan sahaminta shidaalka iyo gaaska, taasoo qayb ka ah fulinta heshiiskii iskaashia ahaa ee ay kala saxiixdeen labada dal, sida uu sheegay Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ah ee Turkiga, Alparslan Bayraktar “Waxaan u diri doona Soomaaliya, markabka Oruc Reis dhammaadka September, … Continue reading Turkiga oo shaaciyay xilliga la bilaabayo shidaal baarista Soomaaliya