Tunisia (Dawan)- Doorasahda Golaha Deegaanka dalka Tuniisiya ayaa lasoo gabagabeeyay, iyada oo ka qeyb galka dadweynaha lagu qiyaasay 12.44%.
Doorashadaan ayaa ah mid lagu dooranayo mid ka mid ah musharixiinta aan helin aqlabiyadda codadka wareegii koowaad ee la qabtay 24-kii bishii December ee sanadkii hore.