Monday, September 16, 2024

Doorashada Mareykanka… Ilhaan Cumar oo difaacatay kursigeeda

Minnesota (Dawan)- Xildhibaanad Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiilada ee Mareykanka, ayaa guul ka gaartay doorashda hordhaca ah ee Minnesota.

Ilhaan ( 41 jir) ayaa difaacatay kursigeedii degmada 5-aad ee Minneapolis kadib markii ay heshay codad gaaraya 56.2 % iyada oo ka adkaatay Don Samuels oo hore uga tirsanaa golaha deegaanka Minneapolis.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here