Wadahadallada Soomaaliya iyo Itoobiya oo kusoo dhamaaday natiijo la’aan

Ankara (Dawan)- Wajiga koowaad ee wadahadallada Soomaaliya iyo Itoobiya ee xiisadda badda ayaa kusoo dhamaaday natiijo la’aan, iyada oo lagu ballamay in la isagu soo nqodo wajiga 2-aad billoowga bisha September ee soo socota. Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga Hakan Fidan ayaa warbaahinta u sheegay in wadahadalladii maanta laga gaaray horumar iyada oo labada dhinac ay … Continue reading Wadahadallada Soomaaliya iyo Itoobiya oo kusoo dhamaaday natiijo la’aan