Monday, October 7, 2024

Wajiga 2aad ee la dagaallanka kaneecada oo laga billaabay Carta

Jabuuti (Dawan)- Wasaaradda Caafimaadka Jabuuti ayaa si rasmi ah uga billowday deegaanka Duuda ee gobolka Carta wajiga labaad ee dagaalka lagula jiro saameynta dhalata kaneecada.

Mas’uuliyiinta caafimaadka Jabuuti ayaa qiray in mashruucan uu yahay mid aad muhiim ugu ah dagaalka ka dhanka ah cudurrada ka dhasha kaneecada, maadaama cudurrada ay kaneecadu faafiso ay sanad walba dunida oo dhan ku disho dad gaaraya hal milyan oo ruux.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here