Wajiyadi 2017 ayaa mar kale isku arki doona tartanka doorashada Somaliland

Hargeysa (Dawan)- Muuse Biixi ,Cabdiraxmaan Cirro iyo Faysal Cali Waraabe ayaa mar kale isku arki doono tartanka doorashooyinka Somaliland kadib markii xisbiyadu ay u gudbiyeen musharraxnimadooda Komiishanka doorashooyinka qaran ee Somaliland. Maalinkii  Khamistii ee 12-ka September 2024 ayaa ku ekeed muddadii loo qabtay in ugu dambeys lagu soo gudbiyo musharrixiinta u tartameysa xilka madaxweynaha. Seddexda … Continue reading Wajiyadi 2017 ayaa mar kale isku arki doona tartanka doorashada Somaliland