Walaaca mucaaradka ee go’aanada kasoo bixi kara Golaha Wadatashiga Qaran

Muqdisho (Dawan)-  Laba diginin iyo seddex baaq, ayuu xisbiga Himilo Qaran ee uu  hoggaamiyo madaxweynihii kumeelgaarka, Shariif Sheekh Axmed ku muujyay walaaca uu ka qabo in muddo kororsi loo sameeyo muddo xileedka hoggaanka maamul goboleedyada iyo Federaalka. Xisbiga oo yeeshay kulan barbar socday shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa ka digay in lasoo saaro go’aano siyaasadeed … Continue reading Walaaca mucaaradka ee go’aanada kasoo bixi kara Golaha Wadatashiga Qaran