Muqdisho (Dawan)- Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa ka baaqday safar qorsheysnaa inuu berri (Sabti) ku tago magaalada Dooxa ee dalka Qatar.
Ra’iisul Wasaaraha iyo wafti ballaaran ayaa lagu waday inay u safraan Qaatar, si ay labada dal u kala saxiixdaan heshiisyo isfahan ah.
Sababta baaqashada keentay lama shaacin.