Xamsa oo ku baaqay in la xoojiyo iskaashiga Africa iyo Kuuriyada Koonfureed

Seoul (Dawan)- Ra’iisul Wasaraaha Soomaaliya Xamsa cabdi Barre ayaa khudbad ka jeediyay shir-madaxeedka Koonfurta Kuuriya Iyo Wadamada Africa oo maanta ka billaawday caasimadda Seoul. Xamsa ayaa khudabaddiisa uga hadlay ahmiyadda ay leedahay in Jamhuuriyadda Kuuriya iyo dalalka Afrika ay iska kaashadaan dhinacyada ganacsiga, farsamada iyo tiknoolajiyadda. “Dalal badan oo Afrikaan ah ayaa weli la halgamaya … Continue reading Xamsa oo ku baaqay in la xoojiyo iskaashiga Africa iyo Kuuriyada Koonfureed