Monday, November 25, 2024

Xamsa oo soo buuxiyay xilalkii ay banneeyeen wasiiradii is casilay

Muqdisho (Dawan)- Ra’iisul Wasaare , Xamsa Cabdi Barre ayaa u magacaabay Cabdirashiid Maxamed Ducaale wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare.

Sidoo kale, waxaa Axmednuur Sheekh Maxamed loo magacaabay wasiiru-dowlaha wasaaradda qorsheynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha dowladda .

Magacaabistan ayaa timid maalin kadib markii ay xilalkan iska casileen Cabdirashid Jire Qalinle iyo Axmed Cismaan Daqare. Labaduba waxay xukuumaddii ay ka tirsanaayeen  ku eedeeyyeen inay ka leexatay arrimhii loo igmaday iyo ka shaqaynta danta umadda Soomaaliyeed.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here