Xaqiijin: Deegaanada ay AS dib ula wareegeen

Galmudug (Dawan)- Gulufkii dagaalka ayaa istaagay, Madaxweynihiina waxa uu dib ugu soo laabtay Villa Soomaaliya kadib sanad ay dowladdu dalka u jiheysay la dagaallanka ururka Al-shabaab. Galal kale ayey dowladdu furtay; sida wax ka bedelka Dastuurka, xiisadda Itoobiya ee badda iyo u dabbaaldegga xubinnimada aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka. Al-shabaab waxay si tartiibtartiib ah … Continue reading Xaqiijin: Deegaanada ay AS dib ula wareegeen