Muqdisho (Dawan)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale ku celiyay in aysan waxba ka jirin heshiiskii dhex maray Dowladda Itoobiya iyo Somaliland ee dhanka Badda ah.
Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in aysan jirin cid bixin karta dhulka Soomaaliyeed, wuxuuna uga mahadceliyay Shacabka Soomaaliyeed sida ay uga hor yimideen heshiiska.