Xayiraad lagu sameeyay Akoonka Bangiga ee Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed

Muqdisho (Dawan)- Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah shaaca ka qaaday in baaritaan lagu sameeyay Akoonka Bankiga ee Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) laguna joojiyay amar Maxkamadeed shan maalin ka hor. Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa bayaan uu soo saaray ku sheegay in SJS ay diiwaan … Continue reading Xayiraad lagu sameeyay Akoonka Bangiga ee Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed