Xiisadda Ethiopia iyo Soomaaliya: Xasan Sheekh oo Qaahira ku Wajahan

Qaahira (Dawan)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Talaadada berri ah booqasho rasmi ku tagaya magaalada Qaahira ee dalka Masar. Booqashadaan ayaa ku soo aaday iyada oo ay wadahadallo xilligoodii laga soo hormariyay ay Soomaaliya iyo Ethiopia uga furmeen magaalada Ankara ee dalka Turkiga. Labada dal ayaa la filayaa inay kala saxiixdaan heshiis iskaashi dhanka … Continue reading Xiisadda Ethiopia iyo Soomaaliya: Xasan Sheekh oo Qaahira ku Wajahan