Xiisadda gobolka.. Soomaaliya oo sii wadda dagaalka dublomaasiyadda

Qaahira (Dawan)- Magaalada Qaahira waxaa ka dhacay kulan gaar ah uu shirgudoomiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Axmed Macalin Fiqi kaas oo looga hadlay xiisadda ka taagan Geeska Afrika ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo Itoobiya. Kulankan waa kii seddexaad oo uu yeesho guddi ay Jaamacadda Carabtu u xilsaartay taageerada madaxbannaanida iyo midnimada dhuleed ee … Continue reading Xiisadda gobolka.. Soomaaliya oo sii wadda dagaalka dublomaasiyadda