Yaa isagu soo haray tartanka xilka ugu sarreeya Midowga Afrika?

Addis Ababa (Dawan)- Muddadii loogu tala galay soo gudbinta murashaxiinta xilka Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika oo ku ekeed 6-dii bishan August, waxaa magacyadooda soo gudbiyay kaliya afar murashax oo ka kala socda dalalka Jabuuti, , Kenya, Mauritius, iyo Madagascar kuwaas oo doonaya inay qabtaan xilka ugu sarreeya ee Midowga Afrika. Ururka qaarareedkan oo ka kooban … Continue reading Yaa isagu soo haray tartanka xilka ugu sarreeya Midowga Afrika?