6 malyan ayaa ku nool Somaliland balse 1, 227,48 ayaa xaq u leh in ay cod dhiibtaan

Hargeysa (Dawan)- Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa soo saaray tirada guud ee codbixiyaasha iyo goobaha laga codeynayo gobol kasta doorashada isa saaran ee Madaxtooyada iyo Xisbiyada  siyaasadda. Arrintaan ayaa timid kadib markii Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi uu wareegto ku soo-saaray cayimaadda muddada qabsoomidda doorashooyinka tooska ah. Doorashada ayaa ka dhici doonta dhammaan gobolada ay ka … Continue reading 6 malyan ayaa ku nool Somaliland balse 1, 227,48 ayaa xaq u leh in ay cod dhiibtaan