Mandheera (Dawan)- Guddiga caddaalada Kenya ayaa sheegay in wax is daba marin iyo masumaasuq ay ka jiraan gobolka waqooyi bari ee dalkaas.
Arrintaan ayaa lagu ogdaay xog aruurin laga sameeyay deegaanada kala duwan ee gobolka, waxaana ka mid ah goobaha ay wax is daba marintu ka dhacday xarumaha laga qaato aqoonsiga.