Muqdisho (Dawan)- Dalladda Bulshada Rayidka ee SONSA ayaa soo jeedisay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo sii daayo Agaasimaha Dawan Media Group Cali-Nuur Salaad oo si sharci darro ah loo xiray galabnimadii Isniinta.