Thursday, September 19, 2024

Infographic: Dalalka laga helay kiisaska Cudurka Mpox

Congo (Dawan)- Dalal ku kala yaal qaaradaha Yurub, Asia iyo Africa ayaa laga diiwangeliyay kiisaska Cudurka Mpox.

Hay’adda caafimaadka ee Midowga Afrika ayaa walaac ka muujisay cudurkan cusub ee ka dillaacay qaaradda Afrika, waxayna ku dhawaaqday xaalad degdeg ah oo caafimaad iyo in xukuumaduhu qaadaan tillaabo dheeraad oo dhanka caafimaadka la xiriira

Mpox ayaa sidaan oo kale u dillaacay sanandkii 2022, waxeyna qaadatay toban bilood in la xakameeyo.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here