Friday, September 20, 2024

Laftagareen oo ogolaaday ka qaybgalka shirka Golaha Wadatashiga Qaran

Baydhabo (Dawan)- Madaxweynaha Dowalad Goboleedka Koonfur Galbeed C/casiis Laftagareen ayaa ogolaaday ka qeyb galka shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee la qorsheeyay inuu Muqdisho ka furmo 25-ka bishan September.

Go’aanka Laftagareen ayaa yimid kadib markii ay xalay khadka taleefoonka ku wada hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, sida ay sheegeen ilo lagu kalsoon yahay oo ku dhow labada dhinac.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here