Tuesday, October 22, 2024

Jabuuti  oo hawada sare ku xoogeysaneysa

Jabuuti (Dawan)- Jabuuti ayaa diri doonta dhawaan dayax gacmeedki labaad, sida uu sheegay Guddoomiyaha Maamulka Dekedaha Abuukar Cumar Haadi. Dayax gacmeedkeedii ugu horreeyay, oo lagu magacaabo Djibouti-1A, waxay dirtay bishii November ee sanadkii tegay

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here