Tuesday, October 22, 2024

Itoobiya oo xukun xabsi ah ku riday xubno lagu eedeeyay inay ka tirsanyihiin AS

Addis Ababa (Dawan)- Itoobiya ayaa xukun xabsi ah oo kala duwan ku riday 60 xubnood oo lagu eedeeyay inay ka tirsanyihiin ururuka Al-shabaaab.

Xubnahaan ayaa la sheegay inay xadka kasoo tallaabeen laba sano ka hor, iyaga oo doonayay inay howlgal ka fuliyaan dowlad deegaanka Soomaalida, waxaana gacanta ku dhigay ciidamada amaanka, iyada oo kadib loo gudbiyay maxkamadda dambiayada.

Xubnaha qaarkood waxaa lag xakumay xabsi daa’in

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here