Wednesday, December 4, 2024

Maxaa Soomaaliya ka hortaagan Dowlad-Dhiska?

Muqdisho (Dawan)- Maxaa Soomaaliya ka hor taagan inay xal ka gaarto arrimaha Amniga, Dastuurka, Federaaleynta, Doorashooyinka iyo qaddiyadda Somaliland?

Mahad Waasuge, agaasimaha Somali Public Agenda iyo Cabdiraxmaan Caynte, Wasiirkii hore ee Qorsheynta Soomaaliya, ayaa si qoto dheer uga hadlaya dhibaatooyinka ka jira hannaanka dhiska dowladnimada Soomaaliya iyo sida looga gudbi karo.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here