Madaxweynaha dalka Tukiga oo ka hadlaayay munaasabad dhallinyaro oo ka dhacday gobolka bari ee Erzurum ayaa ka hadlay heshiiskii dhowaan dhex maray Soomaaliya iyo Ethiopia, sharraxaad dheer oo uu ka bixiyay xiriirka labada dal uu la leeyahay iyo waxyaabihii ay madaxda kala ahdleen ayuu bannaanka soo dhigay, taas oo muujisay ixtiraam darrada ay turkidu u hayso Soomaalida sida hadalka Ordugan ka muuqata.
Halkan ka daawo khudabadiisa oo af Soomaali ku turjuman.