Sunday, May 25, 2025

Muxuu Xasan Sheekh Ku Faa’iiday, Mucaaradkuna Ku Jahwareersan Yihiin?

Maxay tahay sababta madaxweyne Xasan Sheekh uu mar labaad ugu guuleystay doorasho dadban, iyadoo aan xisbiyo rasmi ah lagu tartamin? Muxuu ka dhigan yahay “Dantu waa wadajirka” oo noqday halhayska cusub ee xisbiga uu hoggaaminayo madaxweyne Xasan Sheekh? Sidee ayuu xisbigii siyaasadeed ee uu dhisay Xasan Sheekh uga faa’iideystay nidaamka doorashada dadban, halka mucaaradku ay weli ku jahwareersan yihiin qaabka ay ula tartami doonaan?

Jawaabaha su’aalahan si aad u hesho, halkaan ka akhriso.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here