Bacaadka oo halis gelinaya nolosha reer Baraawe

Baraawe (Dawan)- Sannado badan oo isagu jira jarista dhirta iyo ka baayac mushtarka dhuxusha, waxey dalkeena Soomaaliya dhaxlsiisay inuu noqdo goob ka caagan deegmaysi lagu noolaan karo. Dhibaatada is beddelka cimilada  ayaa aafo weyn ku ah in ka badan 35,000, oo ku nool magaalada Baraawe kuwaas oo guryahahoodi duugay Bacaad. Dadka deegaanka aaya sheegay in … Continue reading Bacaadka oo halis gelinaya nolosha reer Baraawe