Mareykanka oo Villa Somalia ku wargeliyay: Go’aan aan lagu heshiin – sharci ma ahan!
Fariintii ugu adkayd: Taageerada amniga waxay ku xiran tahay siyaasadda oo loo dhan yahay.
Afar qodob oo waaweyn oo ku aaddan farriinta Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka. Halkan ku dhufo, si aad u akhrisato.