Geelle oo daah furay Warshadda Tamarta laga dhaliyo Dabeysha

Jabuuti (Dawan)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa xariga ka jaray Warshadda Tamarta ka dhalin doonta dabeysha oo laga hirgeliyay deegaanka Goubet ee dalkaas. Warshaddaan ayaa ah tii ugu horreysay nuuceeda oo laga hirgeliyo Jabuuti ayaa loogu tala galay in kor loogu qaado Waaxda Tamarta dib isu cusubooneysiisa. Madaxweyne Geelle oo munaasabadda daah furka … Continue reading Geelle oo daah furay Warshadda Tamarta laga dhaliyo Dabeysha