Jabuuti oo hirgelisay School casri ah oo ay ku baxday $20 Milyan

Jabuuti (Dawan)- Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa xarigga ka jaray iskuul casri ah oo isagu jira Hoose iyo Dhexe , kaas oo laga hirgeliyay xaafadda Nasiib ee degmada Balbala. Iskuulkan oo lagu magacaabo NITOBE Inazo ayaa dhismihiisa waxaa ka gacan gaystay Dowladda Japan, waxaana ku baxday lacag dhan $20 Million, sida ay sheegeen Mas’iiliyiinta … Continue reading Jabuuti oo hirgelisay School casri ah oo ay ku baxday $20 Milyan