Maxaad kala socotaa xiriirka Kuuriyada Koonfureed iyo Afrika?

Seoul (Dawan)- Magaalada Seoul ee caasimadda Kuuriyada Koonfureed waxay marti gelineya maalmaha 4-ta iyo 5-ta bishan June, Shir-madaxeedki ugu horeeyay ee Jamhuuriyadda Kuuriya iyo Afrika iyada oo ujeedadu tahay kor u qaadista iskaashiga iyo isdhexgalka qaaradda Afrika iyo Kuuriyada Koonfureed. Ku dhawaad 48 mas’uul oo ka socda dalalka Afrika ayaa lagu wadaa in ay kasoo … Continue reading Maxaad kala socotaa xiriirka Kuuriyada Koonfureed iyo Afrika?