Maxey tahay shaqada xafiiska UNSOM ee Soomaaliya codsatay in la xiro?

Muqdisho (Dawan)- Dowladda Soomaaliya ayaa qoraal ay u dirtay Qaramada Midoobay, ku codsatay in aan dib loo cusubooneysiinin shaqada howlgalka xafiiska kaalmada ee ay Qaramada Midoobay ku leedahay Soomaaliya (UNSOM) kaas oo ay muddaadiisu ku egtahay dhammaadka bisha October ee 2024. Codsigan ayaa ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya, waxaana lagu sheegay in la … Continue reading Maxey tahay shaqada xafiiska UNSOM ee Soomaaliya codsatay in la xiro?