Sidee Soomaaliya lagu keeni jiray hubka waayadii cunaqabateynta?

Muqdisho (Dawan)- Tan iyo markii ay burburtay dowladdii Dhexe horaantii sagaashameeyadii, hubka Soomaaliya lasoo geliyo ayaa aha mid sharco darro ah, balse hadda wixii ka dambeeya, waxey dowladda Soomaaliya ku guulaysatay in si sharci ah ay usoo iibsan karto hubka. Arrintaan ayaa timid kadib markii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey u codeeyay fiidniamdii Jimacaha in … Continue reading Sidee Soomaaliya lagu keeni jiray hubka waayadii cunaqabateynta?