Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis dhanka difaaca ah

Ankara (Dawan)- Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabduqaadir Maxamed Nuur iyo dhiggiisa Turkiga, Yaşar Güler, ayaa kala saxiixday heshiis guud oo dhanka difaaca iyo dhaqaalaha ah. Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa booqasho laba maalin ah ku tegay Ankara, kadib markii uu casuumaad ka helay Güler. War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Turkiga ayaa lagu sheegay in labada dhinac ay … Continue reading Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis dhanka difaaca ah