Soomaaliya oo ka tacsiyeysay geerida madaxweynaha Iran

Muqdisho (Dawan)- Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Iran, kaddib shilkii diyaaradeed ee galaaftay nolosha Madaxweyne Ibraahim Raisi, Wasiirkii Arrimaha Dibadda, Xuseen Amiir, iyo mas’uuliyin kale oo diyaaradda la saarnaa madaxweynaha. Qoraal kooban oo kasoo baxay Villa Somalia ayaa lagu yiri; “Dowladda … Continue reading Soomaaliya oo ka tacsiyeysay geerida madaxweynaha Iran