Xukunka 12 eedeysane oo loo haystay musuqmaasuq

Muqdisho (Dawan)- Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta go’aan kasoo saartay 12 eedeysane oo lagu eedeeyay xatooyo xoolo dadweyne, been abuurka dukumiintiyo dowladeed, ku takri fal Xafiis dowladeed iyo qaadasho laaluush. Eedeysanayaalka ayaa ka kala tirsan Wasaaradda Maaliyadda, Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, xafiiska Hantidhowraha guud iyo Bangiga Dhexe. Sida uu sheegay Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir, Saalax … Continue reading Xukunka 12 eedeysane oo loo haystay musuqmaasuq