Thursday, September 19, 2024

Infographic: Waa maxay shaqada ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afirca?

Muqdisho (Dawan)- Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika (PSC) ayaa dhawaan ansixiyay qorshaha cusub ee howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ka dib bixitaanka ATMIS oo la qorsheynayo in lasoo gabagabeeyo dhamaadka sannadkan.

Howlgalkan cusub oo lagu magacaabo “Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM)” ayaa billaaban doona bisha January ee sannadka 2025, waxa uuna beddeli doona howlgalka hadda loo yaqaano ATMIS oo hoary u ahaan jiray AMISOM.

Waa maxay shaqada ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afirca?

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here