Hargeysa (Dawan)- Hay’adda Duulista iyo Madaarada ee Somaliland ayaa maanta jawaab ka bixisay eedeyn ay Dowladda Soomaaliya shalay u jeedisay oo ku saabsaneed in ay carqaladeyn ku sameysay duulimaayada diyaaradaha maaraya hawada Soomaaliya.
Halkaan hoose ka akhriso Wa-saxaafadeed aya Hay’adda Duulista iyo Madaarada ee Somaliland soo saartay;