Friday, October 18, 2024

Hargeysa: Shaqaale ku dhaawacmay gurigi ay dhisanyeen oo soo dumay

Hargeysa (Dawan)- Ugu yaraan lix qof oo ka mid ah shaqaalihi dhisayay ayaa dhaawac soo gaaray kadib markii uu kusoo dumay gurigi ay dhisayeen oo ku yaal xaafadda Masalaha ee magaalada Hargeysa.

Ciidanka Dabdemiska oo gaaray goobti ay dhibaatadu ka dhacday ayaa soo qaaday dadkii dhaawacu soo gaaray kuwaas oo hadda lagu daweynayo Cisbitaalka weyn ee Hargeysa.

Sida ay sheegtay warbaahinta rasmiga ee Somaliland, waxaa loogu baaqay shirkadaha dhismaha in ay u hogaansamaan nidaamka dhismaaha iyo badqabka shaqaalaha, si looga fogaado dhibaatooyinka nuucaan oo kale.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here