Sunday, May 19, 2024

Daawo: Sidee Soomaalida Kenya u arkaan xoriyadda dalkaas ee 60 jirsatay?

Wajeer (Dawan)- TV-ga Dawan ayaa weydiiyay dadka kasoo jeedo Gobolka Waqooyi-Bari ee Kenya sida ay u arkaan sannad guurada 60-aad ee kasoo wareegtay markii Kenya ay xornimada ka qaadatay Gumeystihii Ingiriiska.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here