Friday, July 19, 2024

Muuqaal: Todobaadka Dhaqanka Jaamacadda Simad oo 10 sano jirsaday

Muqdisho (Dawan)- Todobaadka Dhaqanka ee Jaamacadda Simad ayaa 10 sano jirsaday, waxayna ardaydu soo bandhigeen qaybaha kala duwan ee dhaqanka Soomaaliyeed si jiilka cusub loo baro hiddahooda iyo dhaqankooda soo jireenka ah.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here