Monday, May 20, 2024

Shirkadaha Xajka Liiska Madoow ayey Geli doonaan

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in shirkadihii sanadkaa xajka ka shaqeeyay qaarkood aysan si wanaagsan u maamuusin xujeyda, sidaas darteed ay sanadka soo socda liiska madow gelin doonaan shirkadahaas.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here