Saturday, July 27, 2024

Suuqyada hilib geela Muqdisho oo haawanaya, maxaa sababay?

Muqdisho (Dawan)- Suuqyada lagu iibiyo hilibka geela ee magaalada Muqdisho ayaa maanta haawanaya iyada oo aysan jirin wax hilib ah oo saaran miisaskii hilibka ee macaamiishu kala kulmi jireen ciriiri xilliga ay soo iibsanayaan hilibka.

Arrintaan ayaa timid kadib markii ganacsatada hilibku ay gadood ka sameeyeen canshuur kordhin ay sameeyay dowaldda.

Canshuurtaan ayaa la sheegay in ay tahay fayo dhowr looga baahanyahay in ganacsatadu bixiso qiimaha loo jaan gooyay oo ah afar dollar.

Warbaahinta Dawan ayaa booqatay qaar ka mid ah suuqyada hilibka kana diyaarisay warbixintan

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here