Bariire
Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay inuu fuliyay duqeymo isdaba joog ah oo ka dhan ah ururka Al-Shabaab ee gobolka Shabeellaha Hoose intii u dhaxeysay 1-da ilaa 8-da August, 2025.
Muqdisho
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qaatay kaarka codbixinta xarunta Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ee Degmada Warta Nabadda.
Kuwait
Kulan maanta ka dhacay magaalada Kuwait kaas oo dhexmraya , Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cabdulsalam Cabdi Ali, iyo dhiggiisa dalka Kuwait, Cabdullaahi Cali Cabdullaahi Al-Yahya, ayaa lagu kala saxiixday heshiisyo dhowr ah oo xoojinaya iskaashiga labada dal.
Qaramada Midoobay
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka digtay in amni-darro ka timaadda Badda Hindiya iyo Badda Cas ay khatar weyn ku tahay ganacsiga caalamiga ah iyo nabadda, iyadoo ugu baaqday beesha caalamka in si wadajir ah loo ilaaliyo marin-biyoodkan muhiimka ah.
Koonfurta Suudaan
Koonfurta Suudaan iyo Uganda ayaa ku heshiiyay in ay sameeyaan guddi wadajir ah oo baaris ku sameeya dagaalladii xaduudka ee sababay dhimashada lix qof.