Monday, July 15, 2024

Infographic: Turkiga oo tijaabiyay diyaaad dagaal oo casri ah

Ankara (Dawan)- Diyaaradda KAAN oo ah nuuca dagaalka, laguna farsameeyay dalka Turkiga ayaa samaysay duulimaadkeedii ugu horreeyay. Duulimaadka tijaabada ah waxaa sameeyay duuliye u dhashay dalka Turkiga, kaas oo lagu magacaabo Barbaros Demirbas.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here